Bogga horeAdkaarDucada marka laga soo tooso hurdadadhikri 2

Ducada marka laga soo tooso hurdada — dhikri 2

أذكار الاستيقاظ من النوم · Hisnul Muslim · 2 / 4

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

( لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَريكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ للَّهِ، وَلاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكبَرُ، وَلاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ، رَبِّ اغْفرْ لِي ).

{laa ilaaha illallaahu waxdahu, laa shariika lahu, lahul mulku wa lahul-xamdu wa huwa calaa kulli shey-in qadiir,subxaanallaah, wal-xamdu lillaah, wa laa ilaaha illallaahu, wallaahu akbar, walaa xawla walaa quwwata illaa bil-laahi al-caliyyi al-cadiim rabbi iqfirlii}“ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay mooyee, kaligii cid wax la wadaagtana ma jirto, wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna leeyahay mahad, wax kastana wuu awoodaa, illaahaybaa ka huffan xumaan,mahadna leh, ahna ilaaha xaq lagu caabudo, allaana weyn, xeelad iyo awoodna waxay u sugnaadeen allihii sareeyay ee weynaa , rabiyow ii dambi dhaaf }

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado