Bogga horeAdkaarDucada marka laga soo tooso hurdadadhikri 3

Ducada marka laga soo tooso hurdada — dhikri 3

أذكار الاستيقاظ من النوم · Hisnul Muslim · 3 / 4

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

( الْحَمْدُ لِلَّهِ الَّذِي عَافَانِي فِي جَسَدِي، وَرَدَّ عَلَيَّ رُوحِي، وَأَذِنَ لي بِذِكْرِهِ )

3- {al-xamdu lillaahi, alladii caafaanii fii jasadii, wa radda calayya ruuxii, wa adina lii bidikrihi} «mahad ilaahaybaa leh, allihii ii caafiyey jidhkayga, iina soo celiyey ruuxdayda, iina ogalaaday xusiddiisa».

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado