Bogga horeAdkaarDucada marka laga soo tooso hurdadadhikri 1

Ducada marka laga soo tooso hurdada — dhikri 1

أذكار الاستيقاظ من النوم · Hisnul Muslim · 1 / 4

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

( الْحَمْدُ للَّهِ الَّذِي أَحْيَانَا بَعْدَ مَا أَمَاتَنَا، وَإِلَيْهِ النُّشُورُ )

{al-xamdu lillaahi alladii axyaanaa bacda maa amaatanaa, wa ilayhinnush-uur}. “mahad waxaa iska leh allihii nanooleeyay intuu na dhinsiiyay kadib, xaggiisuuna ahaaday soo bixitaanku (maalinta qiyaamaha)

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado