((لَا إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ، وَلَهُ الْحَمدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ. لاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ، وَلاَ نَعْبُدُ إِلاَّ إِيَّاهُ, لَهُ النِّعْمَةُ وَلَهُ الْفَضْلُ وَلَهُ الثَّنَاءُ الْحَسَنُ، لَا إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ وَلَوْ كَرِهَ الكَافِرُونَ)).
(( laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku walahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir. Laa xawla walaa quwwata illaa billaahi,laa ilaaha illallaahu, walaa nacbudu illaa iyyaahu, lahunnicmatu wa lahul-fadlu wa lahuthsanaaul xasan, laa ilaaha illallaahu mukhlisiina lahuddiina wa law karihal-kaafiruuna)).(((ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay kaligii mooyee, cid wax la wadaagtana malaha, wuxuu leeyahay boqortinimada iyo mahadda, wax walbana wuu karaa, majiraan xeelad iyo awood ta laga helo ilaahay mooyee,ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, mana caabudayno isaga moyee, waxaana usugan nimcada, fadliga (dheeraadka) iyo amaanta fiican, ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay mooyee,anagoo u u badhax tirayna ilaahay diinta, haba diideen gaaladuba>>.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham