((سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ، وَاللَّهُ أَكْبَرُ (ثلاثاً وثلاثين) لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ)).
{subxaanallaah wal-xamdu lillaah wallaahu akbar} soddon iyo saddex jeer, laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika (lahu, lahul mulku walahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir}.<> ilaahaybaa xumaan ka huffan, mahad-duna ilaahay ayey u sugnaatay, ilaahay-baana weyn, ( 33 jeer) ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay kaligii mooyee, cid wax la wadaagtana malaha, Wuxuu leeyahay boqortinimada iyo mahadda, wax walbana wuu karaa>> .
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham