Bogga horeAdkaarDucooyinka marka laga baxo salaadadhikri 2

Ducooyinka marka laga baxo salaada — dhikri 2

الأذكار بعد السلام من الصلاة · Hisnul Muslim · 2 / 8

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ [ثلاثاً]، اللَّهُمَّ لاَ مَانِعَ لِمَا أَعْطَيْتَ، وَلاَ مُعْطِيَ لِمَا مَنَعْتَ، وَلاَ يَنْفَعُ ذَا الْجَدِّ مِنْكَ الجَدُّ)).

{ laa ilaaha illalaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku wa lahul xam-du, wa huwa calaa kulli shay-in qadiir, allaahumma laa maanica limaa acdayta, wa mucdiya limaa manacta, walaa yan-facu dal jaddu minkal-jaddu )).< ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay kaligii mooyee, cid wax la wadaagtana malaha, waxaana u sugnaatay boqortinimada iyo mahadda, isaguna wax (walba wuu awoodaa, allow lama diidi karo wixii aad bixisso, lamana bixin karo wixii aad diido, mana anfacayso ka deeqda lihi deeqdiisu agtaada >

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado