Bogga horeAdkaarDucooyinka marka laga baxo salaadadhikri 1

Ducooyinka marka laga baxo salaada — dhikri 1

الأذكار بعد السلام من الصلاة · Hisnul Muslim · 1 / 8

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ (ثَلاَثَاً) اللَّهُمَّ أَنْتَ السَّلاَمُ، وَمِنْكَ السَّلاَمُ، تَبَارَكْتَ يَا ذَا الْجَلاَلِ وَالْإِكْرَامِ)).

(( astaqfirullaaha) saddex jeer.. kadibna dheh:allaahumma antassalaamu wa minka assalaamu tabaarakta yaa dal jalaali walikraam}. “ilaahay ayaan dambi dhaaf weydiisanayaa (saddex jeer) allow (adigaa nabad ah, xaggaagana nabadda ayaa ka sugnaatay,waadna baraka badnaatay (xumaan ayaad ka hufnaatay), allihii weynaanta iyo maamuuska u saaxiibka ahaayow.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado