Bogga horeAdkaarDucooyinka furfurashada (salaada)dhikri 3

Ducooyinka furfurashada (salaada) — dhikri 3

دعاء الاستفتاح · Hisnul Muslim · 3 / 6

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((وَجَّهْتُ وَجْهِيَ لِلَّذِي فَطَرَ السَّمَوَاتِ وَالأَرْضَ حَنِيفَاً وَمَا أَنَا مِنَ الْمُشْرِكِينَ، إِنَّ صَلاَتِي، وَنُسُكِي، وَمَحْيَايَ، وَمَمَاتِي لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ، لاَ شَرِيكَ لَهُ وَبِذَلِكَ أُمِرْتُ وَأَنَا مِنَ الْمُسْلِمِينَ. اللَّهُمَّ أَنْتَ المَلِكُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ، أَنْتَ رَبِّي وَأَنَا عَبْدُكَ، ظَلَمْتُ نَفْسِي وَاعْتَرَفْتُ بِذَنْبِي فَاغْفِرْ لِي ذُنُوبي جَمِيعَاً إِنَّهُ لاَ يَغْفِرُ الذُّنوبَ إِلاَّ أَنْتَ. وَاهْدِنِي لِأَحْسَنِ الأَخْلاقِ لاَ يَهْدِي لِأَحْسَنِها إِلاَّ أَنْتَ، وَاصْرِفْ عَنِّي سَيِّئَهَا، لاَ يَصْرِفُ عَنِّي سَيِّئَهَا إِلاَّ أَنْتَ، لَبَّيْكَ وَسَعْدَيْكَ، وَالخَيْرُ كُلُّهُ بِيَـــــــدَيْكَ، وَالشَّـــــرُّ لَيْسَ إِلَيْــــــكَ، أَنَا بِكَ وَإِلَيْكَ، تَبارَكْتَ وَتَعَالَيْتَ، أَسْتَغْفِرُكَ وَأَتوبُ إِلَيْكَ)).

(( wajahtu wajhiya lilladii fadaras-samaawaati wal-arda xaniifan, wamaa ana minal-mushrikiina, innasalaatii wa nusukii wa maxyaaya wa mamaatii lillaahi rabbil caalamiina, laa shariika lahu wa bidaalika umirtu wa ana minal muslimiina. Allaahumma anta al-ma-liku laa ilaaha illaa anta, anta rabbii wa )42(ana cabduka, dalamtu nafsii wactaraftu bidambii faqfirlii dunuubii jamiican innahu laa yaqfirudunuuba illaa anta. Wahdinii li axsanil-akhlaaqi la yahdii li axsanihaa illaa anta,wasrif cannii sayyi-ahaa laa yasrifu cannii sayyi-ahaa illaa anta, lab-bayka wa sacdayka, wal-khayru kulluhu biyadayka, washsharru laysa ilayka, ana bika wa ilayka, tabaarakta wa tacaalayta, astaqfiruka wa atuubu ilayka )) .< waxaan u jeediyey wajigayga allihii abuuray cirarka iyo dhulka anigoo ka iilanaya (shirkiga) kamana mid ihi kuwa wax kula wadaajiyey (mushrikiinta), salaadayda , iyo gawracayga(cibaadadayda) iyo nolashayda iyo geeridayduba waxay u sugnaadeen ilaahaygii caalamkoo dhan rabbigooda ahaa,cid wax la wadaagtana malaha )43(sidaas baana la i amray waxaana kamid ahay muslimiinta (hogaansamayaasha). allow adigaa ah boqorka, ilaah majiro xaq lagu caabudo adiga mooyee, adigaa ah rabbigay ,aniguna waxaan ahay adoonkaaga, waxaan dulmiyey naftayda, waana qirtay dambigayga, ee ii dambi dhaaf dambiyadayda dhamaantood, ma dhaafo dambiyada adiga mooyee, igu hanuunina akhlaaqda teeda ugu wanaagsan, kuma hanuuniyo teeda wanaagsan adiga mooyee, igana jeedi teeda xun, igama jeediyo teeda xun (akhlaaqda) adiga mooyee, allow waan ku ajiibay, waana kugu liibaanay, khayr oo idilna waa labadaada gacmood dhexdood, sharkuna xaggaaga ma aha, aniguna adiga umbaan ku joogaa,xagaagana waan ahaaday, waad )44(baraka badnaatay, waadna kor ahaatay, waxaan ku weydiisanayaa inaad ii dambi dhaafto, waana kuu toobad keenayaa>>

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado