((سُبْحانَكَ اللَّهُمَّ وَبِحَمْدِكَ، وَتَبارَكَ اسْمُكَ، وَتَعَالَى جَدُّكَ، وَلاَ إِلَهَ غَيْرُكَ)).
{subxaanakallaahumma wa bixam-dika, wa tabaarakasmuka, wa tacaalaa jadduka, walaa ilaaha qayruka )).((allow adigaa ka huffan xumaan, mahadna leh, magacaaguna wuu barakoobay, sharaftaaduna (awoodaada) kor ayey ahaatay, mana jiro ilaah aan adiga ahayn )).
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham