Bogga horeAdkaarDucooyinka furfurashada (salaada)dhikri 1

Ducooyinka furfurashada (salaada) — dhikri 1

دعاء الاستفتاح · Hisnul Muslim · 1 / 6

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ بَاعِدْ بَيْنِي وَبَيْنَ خَطَايَايَ كَمَا بَاعَدْتَ بَيْنَ الْمَشْرِقِ وَالْمَغْرِبِ، اللَّهُمَّ نَقِّنِي مِنْ خَطَايَايَ كَمَا يُنَقَّى الثَّوْبُ الْأَبْيَضُ مِنَ الدَّنَسِ، اللَّهُمَّ اغْسِلْني مِنْ خَطَايَايَ، بِالثَّلْجِ وَالْماءِ وَالْبَرَدِ)).

(( allaahumma baacid baynii wa bayna khadaayaaya kamaa baacaddta baynal mashriq wal-maqrib, allaahumma iqsilnii min khadaayaaya bil-thalji wal-maa-I, wal-baradi )) .<> allow kala fogee dhexdayda iyo dhexda gafafkayga, sida aad ukala)40(fogaysay qorrax kasoo baxa iyo qorrax u dhicidda , allow iga daahiri (sifee) gafafkayga sida looga sifeeyo marada cad wasakhda, allow igaga dhaq dambiyadayda baraf, biyo, iyo qabow <>.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado