((اللَّهُمَّ رَبَّ جِبْرَائِيلَ، وَمِيْكَائِيلَ، وَإِسْرَافِيلَ، فَاطِرَ السَّمَوَاتِ وَالأَرْضِ، عَالِمَ الغَيْبِ وَالشَّهَادَةِ أَنْتَ تَحْكُمُ بَيْنَ عِبَادِكَ فِيمَا كَانُوا فِيهِ يَخْتَلِفُونَ. اهْدِنِي لِمَا اخْتُلِفَ فِيهِ مِنَ الْحَقِّ بِإِذْنِكَ إِنَّكَ تَهْدِي مَنْ تَشَاءُ إِلَى صِرَاطٍ مُسْتَقيمٍ)).
(allahumma rabba jibraa-iila wa miika-iila, wa israafiila, faadirassamaawaati wal-ardi, caalimal qaybi washshahaadati, anta taxkumu beyna cibaadika fiimaa kanuu yakhtalifuun ihdinii limaa ikhtulifa fiihi minal xaqqi bi-idnika innaka tahdii man tashaa ilaa siraadin mustaqiim )) .<> allow rabbigii (malaga) jibriil iyo miikaa-iil iyo israafiil, cirarka iyo )45(dhulkana abuurayow, waxa maqan iyo waxa joogaba ogaayow, adigaa kala xukumaya adoomahaaga dhexdooda waxa ay isku khilaafeen dhexdiisa. igu hanuuni waxa la isku khilaafay xaqqiisa idinkaaga sababtiis, adigu (allow) waad ku hanuunisaa qofkaad doonto jidka toosan >
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham