((اللَّهُ أَكْبَرُ كَبِيرَاً، اللَّهُ أَكْبَرُ كَبِيراً، اللَّهُ أَكْبَرُ كَبِيراً، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ كَثيراً، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ كَثيراً، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ كَثيراً، وَسُبْحَانَ اللَّهِ بُكْرَةً وَأَصِيلاً)) ثَلاثاً ((أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ: مِنْ نَفْخِهِ، وَنَفْثِهِ، وَهَمْزِهِ)).
(( allaahu akbar kabiiraa, allaahu akbar kabiiraa, allaahu akbar kabiiraa, wal-xamdu lillaahi kathiiraa, wal-xamdu lillaahi kathiiraa, wal-xamdu lillaahi )46(kathiiraa, wa subxaanallahi bukratan wa asiilaa)). Saddex jeer.(( acuudu billaahi minashaydaani: min nafkhihi, wa nafathihi, wa hamzihi))<> ilaahaybaa weyn oo weyn, ilaahaybaa weyn oo weyn, ilaahaybaa weyn oo weyn , mahad badanna ilaahaybaa leh, mahad badanna ilaahaybaa leh, mahad badanna ilaahaybaa leh, ceeb iyo xumaanna waxaa ka huffan ilaahay aroor iyo galabba)) .< waxaan ilaahay uga magan galayaa shaydaanka: afuufkiisa , tufiddiisa iyo waswaasintiisa > .
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham