((اللَّهُمَّ مَا أَصْبَحَ بِي مِنْ نِعْمَةٍ أَوْ بِأَحَدٍ مِنْ خَلْقِكَ فَمِنْكَ وَحْدَكَ لاَ شَرِيكَ لَكَ، فَلَكَ الْحَمْدُ وَلَكَ الشُّكْرُ)). [وإذا أمسى قال: اللَّهم ما أمسى بي...]
{xasbiyallaahu laa ilaaha illaa huwa calayhi tawakaltu wa huwa rabbulcarshil-cadiim} todoba jeer, Qofka dhaha totoba jeer ducadan,subaxdii iyo galabkii, ilaahay ayaa ka kaafinaya wax kasta oo murugo galiya aduun iyo aakharaba.“waxaa igu filan ilaahay, ilaah majiro xaq lagu caabudo isaga mooyee, isagaana tala saartay, isaguna waa rabbiga carshiga weyn}.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham