((اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَصَرِي، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ. اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْكُفْرِ، وَالفَقْرِ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ عَذَابِ القَبْرِ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ)) (ثلاثَ مرَّاتٍ).
{allaahumma innii as-alukalcafwa walcaafiyata fiddunyaa wal-aakhirati, allaahumma innii as-aluka alcafwa wal-caafiyata fii diinii wa dunyaaya wa ahlii wa maalii, allaahumma-stur cawraatii wa aamin rawcaatii allaahummaxfadnii min bayni yadayya wa min khalfii wa can yamiinii wa can shimaalii wa min fawqii, wa acuudu bicadamatika an uqtaala min taxtii} “allow waxaan ku weydiisanayaa cafis, iyo caafimaadqab, aakhiro iyo aduunba, allow waxaan ku weydiisanayaa cafis iyo caafimaad diintayda dhexdeeda iyo aduuyadayda iyo ehelkayga iyo maalkaygaba, allow astur cawrooyinkayga, cabsiyadaydana iigu amaan, allow iga ilaali hortayda iyo gadaashayda iyo midigtayda iyo bidixdayda, iyo korkayga, allow weynaantaada ayaan u magan galayaa in hoostaydana la iga shirqoolo.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham