((حَسْبِيَ اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ عَلَيهِ تَوَكَّلتُ وَهُوَ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ)) (سَبْعَ مَرّاتٍ).
{allaahumma caalimal qaybi washshahaadati,faadirassamaawaati wal ardi (rabba kulli shay-in wa maliikah, ash-hadu an laa ilaaha ilaa anta ,acuudu bika min sharri nafsii, wa min sharri shaydaani wa shirkihi, wa an aqtarifa calaa nafsii suuan aw ajurrahu ilaa muslimin}.“allow allihii waxa maqan iyo waxa joogaba(la arko) ogaayow, cirka iyo dhulkana rabbigii abuurayow, rabbigii shaykasta lahaayow, waxaan qirayaa in uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga mooyee, waxaan kaaga magan galayaa sharka naftayda, iyo sharka shaydaanka iyo shirkigiisa ama dabinkiisa, waxaan kaloo kaa magan galayaa in aan naftayda xumaan u soo jiido, ama qof muslin ah u soo jiido xumaan.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham