Bogga horeAdkaarDucooyinka subaxdii iyo galabtiidhikri 6

Ducooyinka subaxdii iyo galabtii — dhikri 6

أذكار الصباح والمساء · Hisnul Muslim · 6 / 24

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ إِنِّي أَصْبَحْتُ أُشْهِدُكَ، وَأُشْهِدُ حَمَلَةَ عَرْشِكَ، وَمَلاَئِكَتِكَ، وَجَمِيعَ خَلْقِكَ، أَنَّكَ أَنْتَ اللَّهُ لَا إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ وَحْدَكَ لاَ شَرِيكَ لَكَ، وَأَنَّ مُحَمَّداً عَبْدُكَ وَرَسُولُكَ)) (أربعَ مَرَّاتٍ).[ وإذا أمسى قال: اللَّهم إني أمسيت...]

{allahumma caafinii fii badanii al-lahumma caafinii fii samcii allahumma caafinii fii basarii laa ilaaha illaa anta allahumma innii acuudu bika minal kufri wal faqri wa acuudu bika min cadaabin fil-qabri laa ilaaha illaa anta} waxaa la dhahaa seddex jeer. < allow ii caafi jidhkayga, allow ii caafi maqalkayga, allow ii caafi aragayga, ilaah majiro adiga mooyee, allow anigu waxaan kaa magan galayaa gaalnimo, waxaana kaa magan galayaa saboolnimo, waxaana kaa magan galayaa cadaabka qabriga, ilaah majiro xaq lagu caabudaa adiga mooyee >.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado