((اللَّهُمَّ أَنْتَ رَبِّي لَا إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ، خَلَقْتَنِي وَأَنَا عَبْدُكَ، وَأَنَا عَلَى عَهْدِكَ وَوَعْدِكَ مَا اسْتَطَعْتُ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا صَنَعْتُ، أَبُوءُ لَكَ بِنِعْمَتِكَ عَلَيَّ، وَأَبُوءُ بِذَنْبِي فَاغْفِرْ لِي فَإِنَّهُ لاَ يَغْفِرُ الذُّنوبَ إِلاَّ أَنْتَ)).
{allahumma maa asbaxa bii min nicmatin aw bi axadin min khalqika fam-inka waxdaka laa shariika laka, falaka alxamdu walakal-shukru}.Waxaad ku badashaa galabtii areyga allahumma maa asbaxa areygan:(allahumma maa amsaa} qofka dhaha ducadan subaxdii wuu gudtay maalintiisaas mahadnaqa rabigiis, qofkii yiraahdana galabkii isaguna wuu gudtay (mahadnaqa rabbigiis habeenkiisaas.“allow waxa aan ku waabariistay oo nimco ah, ama uu ku waa bariistay qof kale oo uunkaaga kamid ah, adiga xagaaga ayuu kasugnaaday kaligaa, cid wax kula wadaagtana ma lihid, allow waxaa kuu sugnaaday mahad iyo shukri.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham