((اللَّهُمَّ بِكَ أَصْبَحْنَا، وَبِكَ أَمْسَيْنَا ، وَبِكَ نَحْيَا، وَبِكَ نَمُوتُ وَإِلَيْكَ النُّشُورُ)). [وإذا أمسى قال: اللَّهم بك أمسينا، وبك أصبحنا، وبك نحيا، وبك نموت، وإليك المصير.]
{allahumma innii asbaxtu ush-hiduka wa ush-hidu xamalata carshika wa ma-laa-ikatika wa jamiica khalqika annaka antallaahu laa ilaaha illaa anta waxdaka laa shariika laka, wa anna muxammadan cabduka wa rasuuluka} (afar jeer) marka aad galabaysatid ku badal erayga (allahumma innii asbaxtu) erayga (allahumma innii amsaytu)“allow aniga waagaa iibaryey anigoo ku marag galinaya, makhraatigalinayana xambaarayaasha carshigaaga, iyo malaa-igtaada iyo dhamaan uunkaaga inaad tahay adigu ilaahay. ilaah majiro (adiga mooyee kaligaa, malihid wadaage, nabi muxammadna waa adoonkaagii iyo ergaygaagii (qofkii dhaha afar jeer subaxdii iyo galabkiiba ilaahay wuxuu ka xorayn naarta).
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham