((اللَّهُمَّ عَبْدُكَ وَابْنُ أَمَتِكَ احْتَاجَ إِلَى رَحْمَتِكَ، وَأَنْتَ غَنِيٌّ عَنْ عَذَابِهِ، إِنْ كَانَ مُحْسِناً فَزِدْ فِي حَسَنَاتِهِ، وَإِنْ كَانَ مُسِيئاً فَتَجَاوَزْ عَنْهُ)).
{Allamma cabduka, wabnu amatika axtaaju ilaa raxmatika, wa anta qanniyun can cadaabihi, in kaana muxsinan fazid fii xasanaatihi, wa in kaana musii-an fa tajaawaz canhu}.< allow waa adoonkaagii, iyo inankii adoontaada, wuxuu u baahanahay naxariistaada, adiguna waad ka maarantaa cadaabiddiisa, haddii uuu yahay sama-fale u kordhi samihiisa, haddii uu yahyna xumaan-fale, u cafi oo u dhaaf >.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham