((اللَّهُمَّ إِنَّ فُلاَنَ بْنَ فُلاَنٍ فِي ذِمَّتِكَ، وَحَبْلِ جِوَارِكَ، فَقِهِ مِنْ فِتْنَةِ الْقَبْرِ، وَعَذَابِ النَّارِ، وَأَنْتَ أَهْلُ الْوَفَاءِ وَالْحَقِّ، فَاغْفِرْ لَهُ وَارْحَمْهُ إِنَّكَ أَنْتَ الغَفُورُ الرَّحيمُ)).
{ Allahumma inna fulaanabna fu-laanin, fii dimmatika, wa xabli jiwaarika, faqihi min fitnatil-qabri wa cadabinnaar, wa anta ahlul-wafaai wal-xaqqi, faqfir lahu warxamhu innaka antal-qafuurur-raxiim}<> allow hebal hebal wuxuu ku jiraa balankaaga (amaankaaga), iyo xariga magantaada, ee ka ilaali fidnada qabriga iyo cadaabka naarta, adigu allow waxaad ehel u tahay ballan-oofinta, iyo xaqqa, ee allow u dambi dhaaf oo u naxariiso, adigu waxaad tahay dambi dhaafe naxariis badan».
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham