((اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِحَيِّنَا وَمَيِّتِنَا، وَشَاهِدِنَا وَغَائِبِنَا، وَصَغِيرِنَا وَكَبيرِنَا، وَذَكَرِنَا وَأُنْثَانَا. اللَّهُمَّ مَنْ أَحْيَيْتَهُ مِنَّا فَأَحْيِهِ عَلَى الْإِسْلاَمِ، وَمَنْ تَوَفَّيْتَهُ مِنَّا فَتَوَفَّهُ عَلَى الإِيمَانِ، اللَّهُمَّ لاَ تَحْرِمْنَا أَجْرَهُ، وَلاَ تُضِلَّنَا بَعْدَهُ)).
{allaahumma aqfir lixayyinaa wa mayyitinaa, wa shaahidinaa wa qaa-ibinaa, wa saqiirinaa wa kabiirinaa, wa dakarinaa wa unthaanaa. Allaahumma man axyaytahu minnaa fa axyihi calal-islaami,wa man tawaffaytahu fa tawaffa-hu calal-iimaani, allaahumma laa taxrim-naa ajrahu walaa tudillanaa bacdahu}.<>allow u dambi dhaaf keena nool iyo keena dhintay, keena jooga iyo keena maqan, keena yar iyo keena weyn, keena lab iyo keena dhadig. Allow kaad noolayso oo naga mid ah, ku noolee islaamka, kaad oofsatana ku oofso iimaanka, allow ha naseejin ajirkiisa, hana na baadiyayn gadaashiisa>>.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham