Bogga horeAdkaarDucada maydka marka lagu tukanayodhikri 1

Ducada maydka marka lagu tukanayo — dhikri 1

الدعاء للميت في الصلاة عليه · Hisnul Muslim · 1 / 4

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ اغْفِرْ لَهُ وَارْحَمْهُ، وَعَافِهِ، وَاعْفُ عَنْهُ، وَأَكْرِمْ نُزُلَهُ، وَوَسِّعْ مُدْخَلَهُ، وَاغْسِلْهُ بِالْمَاءِ وَالثَّلْجِ وَالْبَرَدِ، وَنَقِّهِ مِنَ الْخَطَايَا كَمَا نَقَّيْتَ الثَّوْبَ الأَبْيَضَ مِنَ الدَّنَسِ، وَأَبْدِلْهُ دَاراً خَيْراً مِنْ دَارِهِ، وَأَهْلاً خَيْراً مِنْ أَهْلِهِ، وَزَوْجَاً خَيْراً مِنْ زَوْجِهِ، وَأَدْخِلْهُ الْجَنَّةَ، وَأَعِذْهُ مِنْ عَذَابِ القَبْرِ [وَعَذَابِ النَّارِ])).

{allaahumma iqfir lahu warxamhu, wa caafihi wacfu canhu, wa akrim nu-zulahu, wa wasic mudkhalahu, waqsilhu bilmaa-i wa thalji wal-barad, wanaqqihi minal-khadaayaa kamaa yunaqqathaw- bal abyadi minaddanasi, wa abdilhu daaran khayran min daarihi wa ahlan khayran min ahlihi, wa zawjan khayran min zawjihi wa adkhilhu al-jannata wa acid-hu min cadaabil-qabri}“allow u dambi dhaaf, una naxariiso, caafina allow una caffi, wanaajina meesha uu dagayo, una waasici meesha uu galayo, kuna dhaq allow biyo, baraf iyo qabow, kana nadiifi dambiyada sida looga nadiifiyo marada cad wasakhda, uguna badal allow daartiisa daar ka khayr badan iyo ehel ehelkiisa ka khayr badan iyo xaas xaaskiisa ka khayr badan, galina janno, kana badbaadi cadaabka qabriga iyo cadaabka naarta.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado