Bogga horeAdkaarDucada bukaanka haddii uu ka quusto noloshiisadhikri 2

Ducada bukaanka haddii uu ka quusto noloshiisa — dhikri 2

دعاء المريض الذي يئس من حياته · Hisnul Muslim · 2 / 3

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((جَعَلَ النَّبِيُّ صلى الله عليه وسلم عِنْدَ مَوْتِهِ يُدْخِلُ يَدَيْهِ فِي الْمَاءِ فَيَمْسَحُ بِهِمَا وَجْهَهُ، وَيَقُولُ: لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ إِنَّ لِلْمَوْتِ سَكَرَاتٍ)).

{ Wuxuu galin jiray nabigu s.c.w ga- cantiisa biyaha markii uu geeriyoonayay, markaasuu ku masasixi jiray wajigiisa isagoo dhahaya: ( laa ilaaha illallaah, mawtku wuxuu leeyahay sakaraad).

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado