((لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَاللَّهُ أَكْبَرُ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ لَهُ المُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَلاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ)).
{ Laa ilaaha illallaahu wallaahu akbar, laa ilaaha illallaahu waxdahu, , laa ilaaha illallaahu waxdahu, laa shariika lahu, laa ilaaha illalaahu lahul-mulku wa lahul xamu, laa ilaaha illaahu walaa xawla walaa quwwata illaa billaah}.< ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, allaana weyn, ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay mooyee kaligii , ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay mooyee kaligii, malaha shariig (wadaage), ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, waxaa u sugan boqornimada, waxaana u sugan mahadda, ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, xeelad iyo awoodna cidna uma sugna ilaahay mooyee>> .
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham