Bogga horeAdkaarDucada bukaanka haddii uu ka quusto noloshiisadhikri 1

Ducada bukaanka haddii uu ka quusto noloshiisa — dhikri 1

دعاء المريض الذي يئس من حياته · Hisnul Muslim · 1 / 3

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِي، وَارْحَمْنِي، وَأَلْحِقْنِي بِالرَّفِيقِ الْأَعْلَى)).

{allahumma iqfir lii war xamnii wa al-xiqnii birrafiiqil aclaa}.“allow ii dambi dhaaf, iina naxariiso, i haleelsiina saaxiibka sare. Oy kamid yihiin anbiyadii saalixiintii shuhadadii iyo runsheegayaashii.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado