Bogga horeAdkaarDucada qofka kacabsada dulmiga(gar darrada) suldaanka(madaxda)dhikri 1

Ducada qofka kacabsada dulmiga(gar darrada) suldaanka(madaxda) — dhikri 1

دعاء من خاف ظلم السلطان · Hisnul Muslim · 1 / 2

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ ربَّ السَّمَوَاتِ السَّبْعِ، وَرَبَّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ، كُنْ لِي جَاراً مِنْ فُلاَنِ بْنِ فُلاَنٍ، وَأَحْزَابِهِ مِنْ خَلاَئِقِكَ، أَنْ يَفْرُطَ عَلَيَّ أَحَدٌ مِنْهُمْ أَوْ يَطْغَى، عَزَّ جَارُكَ، وَجَلَّ ثَنَاؤُكَ، وَلاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ)).

{Allahumma rabbassamaawatissab-ca wa rabbal-carshilcadiim, kun lii jaaran, calaa fulaan ibnu fulaan wa axzaabihi min khalaaiqika an yafruda calayya axa-dun minhum aw yadqaa, cazza jaaruka wa jalla thanaa-uka walaa ilaaha illaa anta}“allow rabigii todobada cir rabigooda ahaayow, carshiga weyna rabigiisa ahaayow, iiga noqo badbaadiye hebal hebal iyo xulufadiisa oo kamid ah uunkaaga, in qof kamid ihi iyaga igu xad gudbo,ama igu qooqo (kibro), waxaa weyn allow magan galintaada waxaana weyn ammaantaada, ilaah xaq lagu caabudaana majiro adiga mooyee.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado