Bogga horeAdkaarDucada qofka kacabsada dulmiga(gar darrada) suldaanka(madaxda)dhikri 2

Ducada qofka kacabsada dulmiga(gar darrada) suldaanka(madaxda) — dhikri 2

دعاء من خاف ظلم السلطان · Hisnul Muslim · 2 / 2

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُ أَكْبَرُ، اللَّهُ أَعَزُّ مِنْ خَلْقِهِ جَمِيعاً، اللَّهُ أَعَزُّ مِمَّا أَخَافُ وَأَحْذَرُ، أَعُوذُ بِاللَّهِ الَّذِي لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ، الْمُمْسِكِ السَّمَوَاتِ السَّبْعِ أَنْ يَقَعْنَ عَلَى الْأَرْضِ إِلاَّ بِإِذْنِهِ، مِنْ شَرِّ عَبْدِكَ فُلاَنٍ، وَجُنُودِهِ وَأَتْبَاعِهِ وَأَشْيَاعِهِ، مِنْ الْجِنِّ وَالإِنْسِ، اللَّهُمَّ كُنْ لِي جَاراً مِنْ شَرِّهِمْ، جَلَّ ثَنَاؤُكَ وَعَزَّ جَارُكَ، وَتَبَارَكَ اسْمُكَ، وَلاَ إِلَهَ غَيْرُكَ)) (ثلاثَ مرَّاتٍ).

{allaahu akbar, allaahu acazzu min khalqihi jamiican, allaahu acazzu mimmaa akhaafu wa axdaru, wa acuudu billaahi alladii laa ilaaha illaa huwa, almumsiki assamaawaati assabci an yaqacna calal ardi illaa bi idnihi, min sharri cabdika fulaanin, wa junuudihi wa atbaacihi wa ashyaacihi, minal jinni wal insi, allaahumma kun lii jaaran min sharrihim, jalla thanaauka wa cazza jaa- ruka, wa tabaarakasmuka, walaa ilaaha qayruka} . saddex mar< allaa weyn, allaa ka adag uunkiisa oo dhan, allaa ka adag waxa aan ka baqayo een ka digtoonaanayo, waxaan u magan galayaa ilaahayga uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo isaga mooyee, allaha ka haya cirarka todobada ah inay kusoo dhacaan dhulka inuu u idmo mooyee, sharka adoonkaaga hebal ah, iyo ciidankiisa, kuwa raacsan iyo kooxihiisaba oo kamid ah jin iyo insiba, allow iiga ahaw badbaadiye sharkooda, waxaa weyn ammaantaada, waxaana adag badbaadadaada,waxaana sareeya magacaaga, mana jiro ilaah xaq lagu caabudo oon adiga ahayn > .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado