Bogga horeAdkaarDucada kurbada (dhibaatadadhikri 2

Ducada kurbada (dhibaatada — dhikri 2

دعاء الكرب · Hisnul Muslim · 2 / 4

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ رَحْمَتَكَ أَرْجُو، فَلاَ تَكِلْنِي إِلَى نَفْسِي طَرْفَةَ عَيْنٍ، وَأَصْلِحْ لِي شَأْنِي كُلَّهُ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ)).

{allahumma raxmataka arjuu falaa takilnii ilaa nafsii darfata caynin, wa aslix lii sha>nii kullahu, laa ilaaha illaa anta}<> allow naxariistaada ayaan rajaynayaa, ee ha igu dayn naftayda il-biriqsi, iina hagaaji arinkayga dhamaantiis, ilaah majiro xaq lagu caabudo adiga mooyee>>.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado