Bogga horeAdkaarDucada kurbada (dhibaatadadhikri 3

Ducada kurbada (dhibaatada — dhikri 3

دعاء الكرب · Hisnul Muslim · 3 / 4

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنْتُ مِنَ الظّالِمِينَ)).

{laa ilaaha illaa anta subxaanaka innii kuntu minddaalimiin}“ilaah xaq lagu caabudo majiroadiga mooyee, waxaanad ka hufantahay xumaan, anigu waxaan kamid ahaa kuwa daalimiinta(dambiilayaasha) ah (ee ii dambi dhaaf) .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado