Bogga horeAdkaarDucada kurbada (dhibaatadadhikri 1

Ducada kurbada (dhibaatada — dhikri 1

دعاء الكرب · Hisnul Muslim · 1 / 4

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ الْعَظِيمُ الْحَلِيمُ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ رَبُّ السَّمَوَاتِ وَرَبُّ الْأَرْضِ وَرَبُّ الْعَرْشِ الْكَرِيمِ)).

{laa ilaaha illallaahu al-cadiimul-xaliim, laa ilaaha illallaahu rabbul carshil cadiim, laa ilaaha illallaahu rabbus-samaawaati wa rabbul-ardi wa rabbul-carshil-kariim}“ilaah xaq lagu caabudo majiro, ilaaha weyn ee dulqaadka badan mooyee, ilaah xaq lagu caabudo majiro, ilaaha carshiga weyn leh mooyee, ilaah xaq lagu caabudo majiro, ilaaha cirarka iyo dhulka iyo carshiga wanaagsan rabigooda ah mooyee.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado