Bogga horeAdkaarDucooyinka marka laga baxo salaadadhikri 7

Ducooyinka marka laga baxo salaada — dhikri 7

الأذكار بعد السلام من الصلاة · Hisnul Muslim · 7 / 8

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ يُحْيِي وَيُمِيتُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ)) عَشْرَ مَرّاتٍ بَعْدَ صَلاةِ الْمَغْرِبِ وَالصُّبْحِ.

{ laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku walahul xamdu yuxyii wa yumiitu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir}. < ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, kaligii, uma sugna wadaage, wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna leeyahay mahad, isagaa wax nooleeya waxna dila,isaguna wax walba wuu karaa >.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado