Bogga horeAdkaarDucooyinka marka laga baxo salaadadhikri 8

Ducooyinka marka laga baxo salaada — dhikri 8

الأذكار بعد السلام من الصلاة · Hisnul Muslim · 8 / 8

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ عِلْماً نافِعاً، وَرِزْقاً طَيِّباً، وَعَمَلاً مُتَقَبَّلاً)) بَعْدَ السّلامِ مِنْ صَلاَةِ الفَجْرِ.

{allaahumma innii as-aluka cilman naafican,wa risqan dayyiban, wa cama-lan mutaqabbalan}.< allow waxaan ku waydiisanayaa cilmi wax-tar leh, iyo irsaaqad xalaal ah, iyo camal suuban oo la aqbalo > .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado