((اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِي مَا قَدَّمْتُ، وَمَا أَخَّرْتُ، وَمَا أَسْرَرْتُ، وَمَا أَعْلَنْتُ، وَمَا أَسْرَفْتُ، وَمَا أَنْتَ أَعْلَمُ بِهِ مِنِّي. أَنْتَ الْمُقَدِّمُ، وَأَنْتَ الْمُؤَخِّرُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ)).
(( allaahumma iqfirlii maa qaddamtu wamaa akhkhartu, wamaa asrartu,wamaa aclantu, wamaa asraftu, wamaa anta aclamu bihi minnii, antal muqadimu wa antal-mu>akhiru laa ilaaha illaa anta}.< allow ii dambi dhaaf waxii aan hormarsaday iyo waxii aan dibmarsaday iyo waxii aan qarsaday iyo waxii aan muujistay iyo waxii aan ku xadgudbay(israafay) iyo waxii aa adigu iga ogtahay aniga. Adigu (allow) waxaad tahay allaha wax hormariya,waxna dibmariya, ilaah majiro xaq lagu caabudo adiga mooyee >.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham