Bogga horeAdkaarDucada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib kahoraysana salaama naqsigadhikri 3

Ducada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib kahoraysana salaama naqsiga — dhikri 3

الدعاء بعد التشهد الأخير قبل السلام · Hisnul Muslim · 3 / 11

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ إِنِّي ظَلَمْتُ نَفْسِي ظُلْماً كَثِيراً، وَلاَ يَغْفِرُ الذُّنوبَ إِلاَّ أَنْتَ، فَاغْفِرْ لِي مَغْفِرَةً مِنْ عِنْدِكَ وَارْحَمْنِي، إِنَّكَ أَنْتَ الغَفورُ الرَّحيمُ)).

(( allaahumma innii dalamtu nafsii dulman kathiiraa, walaa yaqfiruthunuuba illaa anta, faqfir lii maqfiratan min cindka warxamnii, innaka antal-qafuururaxiim )) .< allow anigu waxaan dulmiyey naftayda dulmi badan, mana dhaafo damiyada adiga mooyee, ee ii dambi dhaaf dambi dhaafid agtaada ah iina naxariiso, adigu waxaad tahay allow dambi dhaafe naxariis badan> .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado