((اللَّهُمَّ إِنِّي أَعوذُ بِكَ مِنْ عَذَابِ الْقَبْرِ، وَأَعوذُ بِكَ مِنْ فِتْنَةِ الْمَسِيحِ الدَّجَّالِ، وَأَعوذُ بِكَ مِنْ فِتْنَةِ الْمَحْيَا وَالْمَمَاتِ. اللَّهُمَّ إِنِّي أَعوذُ بِكَ مِنَ الْمَأْثَمِ وَالْمَغْرَمِ)).
(( allaahumma innii acuudu bika min cadaabilqabri, wa acuudu bika min fitnatil masiixiddajaal, wa acuudu bika min fitnatil-maxyaa wal-mamaati, allaa-humma innii acuudu bika minal ma>thami walmaqrami )) .<> allow waxaan kaa magan galayaa cadaabka qabriga, waxaana kaa magan )65(galayaa fidnada masiixadajaal,waxaana kaa magan galayaa fidnada nolosha iyo dhimashada, allow waxaan kaa magan galaya dambiga iyo qaanka <> .
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham