((اللَّهُــمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنْ عَذَابِ الْقَبْرِ، وَمِنْ عَذَابِ جَهَنَّمَ، وَمِنْ فِتْنَةِ الْمَحْيَا وَالْمَمَاتِ، وَمِنْ شَرِّ فِتْنَةِ الْمَسِيحِ الدَّجَّالِ)).
(( allaahuma innii acuudu bika min cadaabi al-qabri,wa min cadaabi jahan-nama, wa min fitnati al-maxyaa wal-mamaati, wa min sharri fitnatil masiixid-dajaal)).< allow anigu waxaa kaa magan galayaa cadaabka qabriga iyo cadaabka naarta jahanama iyo fitnada nolosha iyo ta geerida iyo sharka fidnada masiixiddajaal (dajaal cawar) > .
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham