Bogga horeAdkaarDucada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib kahoraysana salaama naqsigadhikri 5

Ducada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib kahoraysana salaama naqsiga — dhikri 5

الدعاء بعد التشهد الأخير قبل السلام · Hisnul Muslim · 5 / 11

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ أَعِنِّي عَلَى ذِكْرِكَ، وَشُكْرِكَ، وَحُسْنِ عِبادَتِكَ)).

(( allaahumma acinnii calaa dikrika wa shukrika, wa xusni cibaadadtika )) .< allow igu kaalmee xusitaankaaga iyo shukrintaada (mahad naqaaga) iyo wanaaga cibaadadaada >

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado