Bogga horeAdkaarDucada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib kahoraysana salaama naqsigadhikri 6

Ducada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib kahoraysana salaama naqsiga — dhikri 6

الدعاء بعد التشهد الأخير قبل السلام · Hisnul Muslim · 6 / 11

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْبُخْلِ، وَأَعوذُ بِكَ مِنَ الْجُبْنِ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ أَنْ أُرَدَّ إِلَى أَرْذَلِ الْعُمُرِ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ فِتْنَةِ الدُّنْيَا وَعَذَابِ الْقَبْرِ)).

(( allaahumma innii acuudu bika minal bukhli, wa acuudu bika minal jubni, wa acuudu bika min an uradda ilaa ardalil cumuri, wa acuudu min fitnati dunyaa wa cadaabil-qabri )) .<> allow anigu waxaan kaa magan galayaa bakhaylnimo, waxaana kaamagan galayaa fulaynimo, waxaana kaa magan galayaa in la ii celiyo da>da teeda ugu xun, waxaana kaa magan galayaa fidnada aduunyada iyo cadaabka qabriga

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado