((اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ بِأَنَّ لَكَ الْحَمْدَ لَا إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ وَحْدَكَ لاَ شَرِيكَ لَكَ، الْمَنَّانُ، يَا بَدِيعَ السَّمَوَاتِ وَالْأَرْضِ يَا ذَا الْجَلاَلِ وَالْإِكْرَامِ، يَا حَيُّ يَا قَيُّومُ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْجَنَّةَ وَأَعُوذُ بِكَ مِنَ النَّارِ)).
(( allaahumma innii as>aluka bi>anna laka alxamdu laa ilaaha illaa anta waxdaka laa shariika laka al-mannaanu yaa badiicassamaawaati wal ardi yaa dal jalaali wal ikraami, yaa xayyu yaa (qayuumu innii as>aluka al-jannata wa acuudu bika minannaari )).<> allow anigu waxaan ku waydiisanayaa adigoo ay kuu sugnaatay mahadi,uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga mooyee kaligaa, majirto cid wax kula wadaagta , gallad badane ayaad tahay, allihii abuurayow cirarka iyo dhulka, allihii u saaxiibka ahaa weynaanta iyo wanaaga iyo deeqsinimada, allihii noolaa ee maamulayay wax walbow, waxaan ku waydiisanayaa jannada, waxaana kaa magan galayaa naarta <>.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham