Bogga horeAdkaarDucada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib kahoraysana salaama naqsigadhikri 11

Ducada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib kahoraysana salaama naqsiga — dhikri 11

الدعاء بعد التشهد الأخير قبل السلام · Hisnul Muslim · 11 / 11

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ بِأَنَّي أَشْهَدُ أَنَّكَ أَنْتَ اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ الْأَحَدُ الصَّمَدُ الَّذِي لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ وَلَمْ يَكُنْ لَهُ كُفُواً أَحَدٌ)) .

{ allaahumma innii as>aluka bi>annii ash-hadu annaka anta allaahu laa ilaaha (illaa anta, al-axadu assamadu alladii lam yalid wa lam yuulad, wa lam yakun lahu kufuwan axad }.< allow anigu waxaan ku waydiisanayaa anigoo qiraya inaad adigu tahay ilaahay, manajiro ilaah xaq lagu caabudo adiga mooyee,adigoo ah allaha kaliya, ee loo la qasdo arrin oo idil,waxna aan dhalin,lanana dhalin, umana sugna axad u dhigma > .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado