((اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ يَا أَللَّهُ بِأَنَّكَ الْوَاحِدُ الْأَحَدُ الصَّمَدُ الَّذِي لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يولَدْ، وَلَمْ يَكنْ لَهُ كُفُواً أَحَدٌ، أَنْ تَغْفِرَ لِي ذُنُوبِي إِنَّكَ أَنْتَ الْغَفُورُ الرَّحِّيمُ)).
(( Allaahumma innii as>aluka yaa allaahu bi>annaka al-waaxidu al-axadu, assamadu alladii lam yalid wal am yuu-lad, wa lam yakun lahu kufuwan axad, an taqfira lii dunuubii innaka antal al-qa- (fuururraxiim)) .< allow anigu waxaan ku waydiisanayaa allahaygiiyaw adigoo ah allaha waaxidka ah, ee loo la qasdo arrin oo idil, waxna dhalin lalana dhalin, uma sugnaanin axad u dhigma, inaad ii dambi dhaafto dunuubtayda, adigu waxaad tahay dambi dhaaf badane, naxariis badan > .
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham