Bogga horeAdkaarDucada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib kahoraysana salaama naqsigadhikri 8

Ducada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib kahoraysana salaama naqsiga — dhikri 8

الدعاء بعد التشهد الأخير قبل السلام · Hisnul Muslim · 8 / 11

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ بِعِلْمِكَ الغَيْبَ وَقُدْرَتِكَ عَلَى الْخَلقِ أَحْيِنِي مَا عَلِمْتَ الْحَيَاةَ خَيْراً لِي، وَتَوَفَّنِي إِذَا عَلِمْتَ الْوَفَاةَ خَيْراً لِي، اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ خَشْيَتَكَ فِي الْغَيْبِ وَالشَّهَادَةِ، وَأَسْأَلُكَ كَلِمَةَ الْحَقِّ فِي الرِّضَا وَالْغَضَبِ، وَأَسْأَلُكَ الْقَصْدَ فِي الْغِنَى وَالْفَقْرِ، وَأَسْأَلُكَ نَعِيماً لاَ يَنْفَدُ، وَأَسْأَلُكَ قُرَّةَ عَيْنٍ لاَ تَنْقَطِعُ، وَأَسْأَلُكَ الرِّضَا بَعْدَ الْقَضَاءِ، وَأَسْــــأَلُكَ بَرْدَ الْعَيْشِ بَعْدَ الْمَوْتِ، وَأَسْأَلُكَ لَذَّةَ النَّظَرِ إِلَى وَجْهِكَ، وَالشَّوْقَ إِلَى لِقائِكَ فِي غَيرِ ضَرَّاءَ مُضِرَّةٍ، وَلاَ فِتْنَةٍ مُضِلَّةٍ، اللَّهُمَّ زَيِّنَا بِزِينَةِ الإِيمَانِ، وَاجْعَلْنَا هُدَاةً مُهْتَدِينَ)).

(( allaahuma bi cilmikal qaybi, wa qu-dratika calal-khalqi axyinii maa calimta alxayaata khayran lii, wa tawafanii maa calimtal wafaata khayran lii, allaahumma innii as>aluka khashyataka fil qaybi washshahaadati, wa as>aluka kalimatl xaqqi firridaa wal qadabi, wa as>aluka alqasda fil qinaa wal faqri, wa as>aluka naciiman laa yanfad, wa as>aluka qurrata caynin la tanqadic ,wa as>alukarridaa bacdal qadaa, wa as>aluka bardal cayshi bacdal mowt, wa as>aluka ladatannadari ilaa wajhika, washshawqi ilaa liqaa>ika, )(fii qayri darraain mudirrah, walaa fitnatin mudillah, allaahumma zayinnaa biziinatil iimaani, wajcalnaa hudaatan muhtadiina )) .<> allow ogaanshaha aad ogtahay qaybka sababtiisa iyo awoodaada aad ku leedahay uunka sababteed, inoolee inta aad ogtahay in noloshu kheyr ii tahay, ina oofso inta aad ogtahay in geeridu khayr ii tahay, allow anigu waxaan ku weydiisanayaa cabsidaada marka la iga maqan yahay iyo marka la ila joogaba. waxaana ku waydiisanayaa erayga runta ah marka raalinimada iyo marka xanaaqa, waxaana ku waydiisanayaa dhexdhexaadka qaninimada iyo saboolnimadaba, waxaana ku waydiisanayaa nicmo aan dhamaanayn, waxaana ku waydiisanayaa indha-71(qabowsi aan go>ayn, waxaana ku waydiisanayaa raalinimo qadarka kadib, waxaana ku waydiisanayaa nolol qabow geerida kadib, waxaana ku waydiisanayaa macaanka eegidda wajigaaga iyo xiisaha la kulankaaga, dhib la>aan aan wax dhibaynin, iyo fidno la-aan aa wax luminayn, allow nagu qurxi quruxda iimaanka, nagana yeel kuwo wax hanuuniya oo hanuunsan <> .

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado