Bogga horeAdkaarDucooyinka rukuucda (la akhriyo)dhikri 4

Ducooyinka rukuucda (la akhriyo) — dhikri 4

دعاء الركوع · Hisnul Muslim · 4 / 5

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

((اللَّهُمَّ لَكَ رَكَعْتُ، وَبِكَ آمَنْتُ، وَلَكَ أَسْلَمْتُ، خَشَعَ لَكَ سَمْعِي، وَبَصَرِي، وَمُخِّي، وَعَــــظْمِي، وَعَصَبِي، [وَمَا استَقَلَّتْ بِهِ قَدَمِي])).

(allaahumma laka rakactu, wa bika aamantu, wa laka aslamtu, khashaca laka samcii, wa basarii, wa mukhkhii, wa cadmii, wa casabii, (wa mastaqallat bihi qadamii ).<>allow adaan kuu rukuucay, adigaana ku rumeeyay, adigaana isku kaa dhiibay , adiguuna kuu khushuucay maqalkaygu, araggaygu, maskaxdaydu,laftaydu iyo )52(xididkaygu iyo waxkasta oy lugtaydu xambaarsantahay>>.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado