((سُبْحَانَ ذِي الْجَبَرُوتِ، وَالْمَلَكُوتِ، وَالْكِبْرِيَاءِ، وَالْعَظَمَةِ)).
(subxaana dil jabaruuti walmalakuuti, walkibriyaai wal cadamati } “waxaa hufan (xumaan ka hufan) eebaha leh awooda, boqortinimada, kibirka iyo weynaantaba.18.Ducada ka soo toosidda rukuucda.
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham