Bogga horeAdkaarFadliga tasbiixda & alxamdulilaahida & allaahu akbarta & laa ilaaha illallaah da.dhikri 4

Fadliga tasbiixda & alxamdulilaahida & allaahu akbarta & laa ilaaha illallaah da. — dhikri 4

فضل التسبيح و التحميد، و التهليل، و التكبير · Hisnul Muslim · 4 / 12

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

وَقَالَ صلى الله عليه وسلم: ((لَأَنْ أَقُولَ سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ، وَلاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكْبَرُ، أَحَبُّ إِلَيَّ مِمَّا طَلَعَتْ عَلَيْهِ الشَّمسُ)).

Wuxuu yiri s.c.w : {in aan dhaho subxaanallahi walxamdulillaahi walaa ilaaha illallaahu wallaahu akbar ayaan ka jeclahay waxa ay qorraxdu ku soo baxday oo dhan}.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado