Bogga horeAdkaarFadliga tasbiixda & alxamdulilaahida & allaahu akbarta & laa ilaaha illallaah da.dhikri 3

Fadliga tasbiixda & alxamdulilaahida & allaahu akbarta & laa ilaaha illallaah da. — dhikri 3

فضل التسبيح و التحميد، و التهليل، و التكبير · Hisnul Muslim · 3 / 12

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

وَقَالَ صلى الله عليه وسلم: ((كَلِمَتَانِ خَفِيفَتَانِ عَلَى اللِّسَانِ، ثَقِيلَتَانِ فِي الْمِيزَانِ، حَبِيبَتَانِ إِلَى الرَّحْمَنِ: سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ، سُبْحانَ اللَّهِ الْعَظِيمِ)).

Wuxuu yiri s.c.w :{laba kalmadood oo khafiif ku ah carrabka, kuna culus miisaanka, looguna jacaylbadanyahay xagga raxmaanka, subxaanallaahi wa bixamdihi, subxaanallaahilcadiim}.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado