Bogga horeAdkaarFadliga tasbiixda & alxamdulilaahida & allaahu akbarta & laa ilaaha illallaah da.dhikri 2

Fadliga tasbiixda & alxamdulilaahida & allaahu akbarta & laa ilaaha illallaah da. — dhikri 2

فضل التسبيح و التحميد، و التهليل، و التكبير · Hisnul Muslim · 2 / 12

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

وَقَالَ صلى الله عليه وسلم: ((مَنْ قَالَ لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ، وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ عَشْرَ مِرَارٍ، كَانَ كَمَنْ أَعْتَقَ أَرْبَعَةَ أَنْفُسٍ مِنْ وَلَدِ إِسْمَاعِيلَ)).

Wuxuu yiri s.c.w:{ laa ilaaha illal-laahu waxdahu laa shariika lahu,lahul mulku walahulxamdu wahuwa calaa kulli shay-in qadiir} toban jeer. Qofkii yiraahda wuxuu lamid noqonayaa qof xoreeyey afar nafood oo ka mid ah awlaadda nabi ismaaciil.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado