Bogga horeAdkaarFadliga tasbiixda & alxamdulilaahida & allaahu akbarta & laa ilaaha illallaah da.dhikri 1

Fadliga tasbiixda & alxamdulilaahida & allaahu akbarta & laa ilaaha illallaah da. — dhikri 1

فضل التسبيح و التحميد، و التهليل، و التكبير · Hisnul Muslim · 1 / 12

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

قَالَ صلى الله عليه وسلم مَنْ قَالَ: سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ فِي يَوْمٍ مِائَةَ مَرَّةٍ حُطَّتْ خَطَايَاهُ وَلَوْ كَانَتْ مِثْلَ زَبَدِ الْبَحْر)).

Wuxuu yiri s.c.w:{qofkii yiraah-da maalintii (subxaanallaahi wa bixamdihi)boqol jeer waa laga hoobinay-aa danbiyadiisa, haba ahaato xunbada badda oo kale (waa xagga badnaanta)}.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado