وَقَالَ صلى الله عليه وسلم: ((أَيَعْجِزُ أَحَدُكُم أَنْ يَكْسِبَ كُلَّ يَوْمٍ أَلْفَ حَسَنَةٍ)) فَسَأَلَهُ سَائِلٌ مِنْ جُلَسَائِهِ كَيْفَ يَكْسِبُ أَحَدُنَا أَلْفَ حَسَنَةٍ؟ قَالَ: ((يُسَبِّحُ مِائَةَ تَسْبِيحَةٍ، فَيُكتَبُ لَهُ أَلْفُ حَسَنَةٍ أَوْ يُحَطُّ عَنْهُ أَلْفُ خَطِيئَةٍ)).
Wuxuu yiri s.c.w:{ma ka caajisayaa midkiin in uu kasbado maalin kasta kun xasano(ajir)? Markaasuu weydiiyay wey-diiye kamid ahaa dadkii la fadhiyay: sidee u kasban karaa midkanagu kun xasano? Wuxuu yiri rasuulku s.c.w:{wuxuu tasbi-ixsanayaa boqol tasbiixasho markaasaa loo qori kun xasano, lagana hoobin kun khadii-o (danbi).
Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham