Bogga horeAdkaarDambidhaaf waydiisiga iyo towbada.dhikri 4

Dambidhaaf waydiisiga iyo towbada. — dhikri 4

الاستغفار و التوبة · Hisnul Muslim · 4 / 6

Akhri · DhegaysoFaylka PDF

وَقَالَ صلى الله عليه وسلم: ((أَقْرَبُ مَا يَكُونُ الرَّبُّ مِنَ الْعَبْدِ فِي جَوْفِ اللَّيْلِ الآخِرِ فَإِنِ اسْتَطَعْتَ أَنْ تَكُونَ مِمَّنْ يَذْكُرُ اللَّهَ فِي تِلْكَ السَّاعَةِ فَكُنْ)).

{ Wuxuu yiri s.c.w: (marka uu ugu dhawyahay ilaahay adoonka waa saqda dhexe ee habeenkii, hadaba haddii aad karto inaad noqotid kuwa ilaahay xussa saacaddaas, ahow }.

Dhagayso · Codka Hamad al-Duraiham

Adkaar · 15 luqado